Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka iyo shacabka deegaanka Cadakibir Galgaduud ayaa ka warbixiyay baahiyo dhinaca caafimaadka ah oo ka jira deegaankan
Waxaa ay sheegeen in 3 haweenka oo foolanayey deegaankan ugu dhinteen gargaar la,aan 90 cisho ee la soo dhaafay iyaga oo si weyn u codsaday in lagala qeybqaado dhismaha isbitaal ka shaqeeya hooyada iyo dhallaanka.
Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahineysa.