Dalad ay ku mideysanyihiin ururo dhaliyaro oo galmudug ka bilaabay olole la xiriira beerista dhirta

0
36

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Dhalinyaradan oo kumidoobay dalada ururada dhalinyarada bilic socelinta ee deganada Galmudug ayaa bilabay wacyi galin kusabsan sidi loga hortagi lahay xalufinta dhirta deganada Galmudug.Cabdi nuur ciise cilmi oo kamida madaxda dhalinyaradan oo kaqeyb galay Barnaamijka dhalinyarada ee Radio galmudug ayaa sharaxaya waxa ilaa hada ay kabadalen wacyiga bulshada.Dhinaca kale Ahmed ciise maxamad oo ah aqoonyan bartay cilmiga dhirta ayaa sheegay dhirtu xitaa kaqeyb qadato nabada deganada miiga ah.Inta badan abaarta solab labatay iyo roob la’aanta ayaa losababeeya Xalufka dhirta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here