Maamulka Galmudug oo lagula taliyay inuu ciidammo kala dhex-dhigo beelaha ku dagaallama deegaannada Miyiga ah

0
35

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maxamed Cabdulahi Axmad oo ah Madaxa Hay’adda Horn Center oo waraysi siiyay raadiyaha Daar-dheer ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay siyaabaha ay tahay in lagu xalliyo khilaafaadyada isagoo maamulka Galmudug ugu baaqay in la sameeyo ka hortag iyo wacyigelin bulsho.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here