Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ururka ay mideysanyihin bulshada maqal naafada ka ah ayaa magaalada Muqdisho afur wadareed ugu sameeyey qaar ka mid ah bulshada baahiyaha gaarka gaarka ah qaba
Afur wadareedkan oo ay gacan ka geysanayen dad ku nool dalka dibadiisa ayaa loo qeybiyey bulshada maqalka naafada ka ah ee ku nool Magalaada Muqdisho.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali