Qoysas danyar ah oo deeq raashiin loogu qeybiyay magaalada Jigjiga.

0
61

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-QHay’adaha Seed iyo Humanement Ayaa Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay in ka badan 659 qoys oo ka mid ah Dadka Danyarta ah e Kunool Magalada Jigjiga

Deeqdan rashiinka ah ayaa iskugu jirtay bur bariis sokor timar iyo saliid

 

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here