Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka Hirshabeele ayaa magalada jowhar ka daahfurtay Suuq lagu iibiyo wax soosaarka beeraha sidokalana waxa ay ku wareejiyeen qalab bereed qaar kamida iskaashitooyinka gobolka Shabeelada Dhaxe.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor