xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo Colaadaha Beelaha ee kusoo laa laabtay deegaannada Galmudug.

0
38

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo kahadlay oo hadalo kahorjeediyay kulanka xiritaanka klfadhiga 5aad ee baarlamaanka Galmudug ayaa kubaaqay in sideg deg ah loo joojiyo colaadaha dhexmara mararka qaar dadka Galmudug wada dagan iyagoona sidoo kale kacodsaday waxgaradku inay xoojiyaan nabada iyo wada noolaashaha dhexdooda ah si looga hortago colaadaha inta badan Galmudug deegaanadeeda kusoo laalaabtay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdidaahir Garaad Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here