Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulan howleed looga doodayay daadajinta Adeegyada Dowladaha Hoose iyo taaba galinta howlaha deegaanka oo ay soo qaban-qaabisay Xarunta cilmibaarista iyo wada-hadalada Galmudug ee GRD ayaa lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo.
Waxaana ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Magaalada Galkacyo Galmudug, iyo qeybaha kale ee bulshada.
Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahonayasa.