Barnaamij looga hadlayay xoojinta nabadda Galmudug oo Dhuusamareeb lagu qabtay

0
185

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Barnaamijkan oo looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa guud ahaan nabadda deegaannada Galmudug iyo xoojinta isku xirayaasha nabadda waxaa soo qaban qaabisay hay’adda Horn Center oo ka shaqaysa arrimaha nabadda iyo maamul wanaagga.

Barnaamijkan oo lagu qabtay Dhuusamareeb waxaa ka qayb-galay masuuliyiin ka socda Dowladda Galmudug oo ay kamid yihiin Wasiirro, agaasimayaal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here