Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qiimaha qudaarta ayaa sare u kacday suuqyada magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug xili lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.
Ganacsatada qudaarta ayaa sababta sara u kaca ku sheegay iney tahay sameynta ka dhalatay fatahaadi dhawaan ka dhacday gobolada Hiraan, SHabeelada Dhaxe oo qudaarta ugu badan uga timaado Dhuusamareeb.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor.