Ehelka Samafale Abdikarin Bulxan oo deeg gargaar ah gaarsiiyay xarunta agoonta Taakulo ee Degmada Caabudwaaq

0
56

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ehelka Samafale iyo Wariye Abdikarin Axmed Bulxan oo todobaadkii hore Caabudwaaq lagu dilay iyo oo ay wehliyaan asxaabtiisa warbaahinta ayaa deeg isugu jirta Raashin iyo xoolo nool ku wareejiyay maamulka Xarun lagu xanaaneeyo caruur agoon ah uu Cabdikariin Allaha u naxariistee gacanta ku hayay.
Deeqdan oo ay ugu tabaruceen caruurta agoonta ah ayaa ehelada iyo asxaabtu waxaa ay geeyeen xarunta halkaas oo ay warbaahinta kula hadleen.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here