Maamulka degmada Walaweyn oo ka warbixiyey kiiska nin xaaskiisii hore oo afar caruur ah heysatay dilay.

0
62

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka degmada Walaweyn   ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa  ka warbixiyey kiiska nin xaaskiisii hore oo afar caruur ah heysatay ku  dilay gudaha degmadaas kadibna isku dayey in uu baxsado balse  isna ay toogteen  ciidamada amaanka markii uu dagaalamay.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here