Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qaar ka mid ah ururada bulshada rayidka ah ee magaalada Dhuusamareeb oo iskaashanaya ayaa bilaabay Olole dhir loogu beerayo goobaha kala duwan ee waxbarashada
Waxaana wejiga kowaad ee dhirbeerista ururka bulsha bile ay ka bilaabeen iskuulka Galgaduud Secondary School
Ee Magaalada Dhusamareeb.
Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahineysa.