Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa 400 oo qoys oo iskugu jira Danyar, Naafo iyo Dad wayeelo ah waxa ay garagar afurin ah ugu qaybisay gudaha xarunta degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.
Deeqdaan gargaarka ah ayaa ka kooban qaybaha kala duwan ee Raashinka, waxaana goobta lagu qaybinayey goobjoog ka ahaa Agaasimaha Waaxda Gargaarka SoDMA Sahra Cali Yuusuf, Xildhibaan Nuuracayn Khaliif shekh Abuu iyo xubno ka tirsan Gobolka Banaadir.
Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahineysa.