Maamulka Degmada Gaalkacyo oo bilaabay howl gal lugu furayay goobaha Biyo Mareenada Ee Magaalada.

0
50

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahmaan sheekh Xasan iyo kuxigeenka maamulka degmada gaalkacyo maxamed cabdi cilmi Ayaa ka qeyb galay Howl gal lugu furayay goobaha Biyo Mareenada ah Ee Magaalada Gaalkacyo kuwaas looga hortagayo Fatahaadaha kadhalan kara xili roobaadka hada lagu jiro oo saamayn wayn kuyeelan kara Magaalada qaybaheeda kala gadisan maamulka ayaa shacabka ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan furitaanka biyo mareenada Magaalada gudaheeda ah.

Liban Mohamed Abdi ayaa soo jeedinaya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here