Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Nafaqo-daradu waa xaalad halis ah oo ku dhacda marka qofku uusan qaadanin cunto iskudheelistiran oo ka koban proteins , Carbohydrates , Vitamins iyo wixi lamid ah,Haddaba drs Fatxi Mohamed siciid oo ka qeebgaleysa barnaamijka Cafimaad ee radio daar dheer kana mid ah dhaqatiirta ka howlgasha magalada dhusmareeb ayaa ka hadasha Nafaqa darrada haweenka uurka leh iyo dhibaatada ka dhalata.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf.