Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Sheikh Aadan Maxamad Nuur “Madoobe”Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya ayaa ugu baaqay Dowlada Fedaraalka Iyo Hay’adaha samafalka in si deg dega u kordhiyaan gurmadka dadka ay abaartu saameysay Gudoomiye Sheikh Aadan Madobe ayaa sheegay in xalada abaarta soomaliya haatan qarka u saran tahay in ay iskubadasho Macluul.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.