Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degamda Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa mamnuucay in hub sharci darro ah iyo gawaari aan diiwaangashayn lala dhex maro magaalada.
Shir jaraa’id oo ay wada qabteen gudoomiyaha degmada Cadaado iyo laamaha amniga degamada ayay uga hadleen amarada laga soo saaray gaadiidka .
Warkan waxaa soo jeedinaya: