Madaxweynaha Soomaaliye oo bulshada ugu baaqay ineey u diyaar garoowan doorasho qof iyo cod ah

0
34

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay munaasabadda ciidul fidriga ayaa dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogan ugu baaqay ineey u diyaar garoowan doorasho qof iyo cod ah si ay u doortaan qofka ay doonayaan in uu xakumo.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladiisa ay balan qaaday iney rumeeyso rajada shacabka Soomaaliyeed taasi oo ah ineey doortaan masuuliyiinta xukumaya sida dowladaha hoose ,gudoomiyashaa gobolada iyo madaxweynaha ugu sareeya dalka.

Warkan waxaa aah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here