Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirkan oo loogu mahadceliyay ciidanka Booliiska koofur-galbeed sida ay uga shaqeeyeen ammaanka magaalada Baydhabo intii lagu gudajiray bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Shirkan waxaa soo qaban-qaabiyay qaybta 3aad ee Ciidanka NABAD Ilaalinta midowga Afrika ee ADMIS.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama