Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degmada Matabaan oo kaashanaya ciidmaada amaanka ee magaalada gaar ahaan booliska ayaa soo saaray Awaamiir la xiriirta badqabka bulshada ku nool degmada Matabaan ee gobolka Hiraan,
Waxaan amarkan laamaha amnigu ku mamnuuceen in hub si sharci daraa loogu dhex wato gudaha Magalada.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali