Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dr Ahmed muxiyidiin hiraabe oo ka mid ah dhaqaatiirta Dhuusamareeb ayaa wasaaraadda Caafimaadka Galmudug iyo maamulka magalada Dhuusamareeb ugu baaqay inay si wada jir ah uga hirgaliyaan keydka dhiiga magalada si loo badbaadiyo dhibanayaal dhiig u bahan.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Sadio Abdulkadir Yusuf