Booliska Soomaaliya oo ka hadlay dhulka dabdamiska Booliska ee Boondheere.

0
36

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan ayaa faahfaahin ka bixiyey baahida loo qabo dhulka Dabdamiska Booliska oo ay dagan yihiin dad rayada tan iyo burburkii dowladii dhaxe ee dalka. dhawaan dowlada soomaaliya ayaa markii 3-aad soo saartay amar ah in laga guuro dhulkan.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here