Maxkamadda racfaanka gobolka Galgaduud oo go’aan kasoo saartay rag dil ku eedaysan

0
55

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Raggaan oo hore ay dil toogasho ah ugu xukuntay maxkamadda gobolka Galguduud ayaa racfaan ka qaatay xukunkaas balse maxkamadda racfaanka gobolka Galguduud ayaa isla xukunkii maxkamadda gobolka Galguduud ku fulisay eedaysanayaashan oo loo haysto dilka Macallin Liibaan Xasan Cismaan iyo walaalkiis Dr Axmad Xasan Cusmaan oo lagu dilay deegaanka Ilix oo hoos taga magaada Guriceel ee ee gobolka Galguduud.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here