Maamulka degmada Cadaado oo amaro ku soo rogay gadiidleyda degmadaas.

0
62

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Amarkaan oo ka soo baxay Maamulka degmada Cadaado ayaa waxa ay ku wargeliyeen gaadiidleyda ka shaqeysa Cadaado iney soo diwaan galiyaan gadiidkoda.
Maamulka degmada ayaa sheegay in qaar ka mida gadiidleyda u hugaansameen amarada maamulka oo ay isdiwaan galiyeen halka kuwa aan wali gaadiidkooda diiwaangelina inay maraan hanaanka diiwaangelinta gadiidka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulaahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here