Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirwaynaha nabadeynta Soomaalida, gaar ahaan gobolka Mudug oo ka furmay magaalada Boston ee dalka Mareykanka
Wxaana kasoo qeybgalay siyaasiyiin ka tirsan Somalia iyo Mareykanka, dad weynaha Soomaaliyeed ee qurbejoogta ah oo ka kalw yimid dalalka Mareykanka,Canada iyo meela kale.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Dirie Ali