Kulan roob-doon ah oo maanta lagu qabtay Degmada Guriceel.

0
86

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan oo ahaa roobdoon ay isugu soo bexeen qaybaha kala duwan ee bulshada waxaa soo qaban-qaabiyay maamulka degmada Guriceel ee gobolka Glguduud, waxaana la’sugu soo baxay sidii Alle looga baryi lahaa roob khayr qaba oo bulshada wada gaara.

Guddoomiye ku Xigeenka Degmada Guriceel mudane Shafi’i Jama Abdi oo ay wehliyaan Agaasimaha arrimaha bulshada degmada iyo Agaasimaha War-faafinta Degmada ayaa saaka ka qayb-galay bannaan bax roob-doon ah oo lagu qabtay barxadda garoonka Shinbire-oonshe.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here