Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan aqoon iswaydaarsiga ah waxaa soo qaban-qaabisay Hay’adda adeegga Maaliyadda ee Gargaara oo taageera ka heleysa Bangiga Adduunka. Shaqaalaha qaar kamid ah Bangiyada dalka ayaa tababbarkan loo qabtay waxaana furitaanka tababbarkan ku goobjoog ka ahaa madaxda Hay’adda Gargaara, wakiillo ka socday Bangiga adduunka iyo shirkadaha tababbarkan lasiinayay.
Abdidahir Garad Ali ayaa faah faahinaya.