Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shan boqol qoys oo ku nool magaalada Baydhabo ayaa la gaarsiiyay gargaar isugu jira raashinka nuucyadiisa kala duwan, qalab dhismo iyo Baco. waxaana goobta gargaarkan lagu bixinyaya ku sugnaa masuuliyiin ka tirsan maamulka Koofur galbeed iyo maamulka magaalada Baydhabo.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali