Degmada Balcad oo laga daah-furay bandhigga wax soo saarka xeebaha

0
113

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda kalluumeysiga dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa degmada Balcad ee gobolka Shableeha dhexe ka daah-furtay bandhigga wax soo saarka xeebaha.
Waxana munaasabada bandhigga ka qeebagalay masuuliyiin iskugu jurta wasiiro ,xildhibaano ,maamulka degmada Balcad iyo quburo dhanka xeeba ah . Bandhigga ayaa lagu soo bandhigaaya sida wax soo sar luugu sameyn laha xeebaha .

Agasimaha guud ee wasarada Kalluumeysiga Hirshabeelle
Nur siyaad gacal ayaa sheegey muhiimmadda ay leedaha wax soo sarka xeebaha dalka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:Sacdiyo Cabdulqadir Yuusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here