Maamulka degamada guraceel oo kajawaabay cabasho taagnayd deegaanka afrax muuse.

0
96

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiye ku Xigeenka Degmada Guriceel Shafici Jamaac Abdi, Xog-hayaha Doowladda hoose Bashiir Maxammad Salaad iyo Taliyaha Boliiska Degmada Guriceel Gashaanle  Gallad Muxummad Qayliye iyo qaar ka mid ah xildhibaannada golaha deegaanka oo ka jawaabaya cabasho ka timid bulshada deegaanka Afrax Muuse ayaa gaaray deegaankaas.

Madaxdan ayaa dadka deegaanka ka dhagaystay war-bixin ku saabsan  cabashada ay qabaan ka.

Warbixintan waxaa faah faahinaysa:Libaan Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here