Shaxda ugu fiican todobaadka Premier League oo la Soo Saaray.

0
120

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Waxa la soo afjaray kulamadii 37-aad ee horyaalka premier League.

Sabtidii ilaa Isniintii ayay kulamo xiiso leh ka dheceen premier League.

Kooxaha Arsenal Iyo Man City ayaa sii wada baacsiga horyaalka iyaga oo isla aadi doona maalinta ugu dambaysa.

Chelsea ayaa dhinaceeda guulaha sii waday iyaga oo u muuqda kuwo helay qaab ciyaareedkoodii fiicnaa.

Liverpool ayaa sii waday luminta dhibcaha iyaga oo bar-baro niyad jab leh galay inkasta oo ay 3 gool ku hor mareen.

Kadib dhamaadkii kulamada todobaadkan waxa la soo saaray shaxda ugu fiican.

Kooxda Man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig.

Kooxda Crystal Palace ayaa ku xigta oo shaxda ku leh 2 xiddig.

Kooxaha Tottenham, Aston Villa, Chelsea, West Ham Iyo Arsenal ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here