Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)Golaha Wadatashiga Qaranka oo soo gaban gabeeyey shirkii afar maalmood Muqdisho uga socday ayaa ka hadlay Xaalada bini’adanimo ee dalka garahaana sameynta roobka guga.
Golaha wadatashiga qaranka ayaa ugu baaqay hay’addaha samafalka ee dalka ka shaqeeya in sida ugu dhaqsiyaha badan uga jawabaan xaalada ka dhalatay daadka iyo fatahaada.
Afhayeenka Madaxweynaha JFS Cabdiraxmaan Xudeyfi ayaa warbaahinta lawadaagay.
Warkan waxaa faah faahonaya: Abdulahi Abdulkadir