Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xafladaan lagu caleemo saarayay guddi ay iska doorteen ururka Naafada degmada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qayb galay agaasimaha Wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka maamulka Galmudug Maxamad Cali Allaale gudoomiyaha ururka haweenka Dhuusamareeb qaar kamida qaybaha kala duwan ee bulshada caasimadda galmudug ee Dhuusamareeb.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liibaan Mohamed Abdi