Bulshada Dhuusamareeb oo loogu baaqay inay ku Dadaal Nadaafadda si looga dheerado Qatar Cafimad darro

0
117

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dr Abuukar Ali farax Maamulaha guud ee isbitaalka gobolka galgaduud ee magalada Dhuusamareeb ee casimada oo qeebgalayey barnaamijka caafimaad ee radio daar-dheer ayaa bulshada ku nool magalada Dhuusamareeb ee casimada galmudug ugu baaqay inay ku dadaalaan nadaafadda si looga dheerado qatarta caafimaadka darro oo dhalan karta xili roobaadka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here