Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka mamulka Jubbaland ayaa Kismaayo ka daah-furtay Barnaamijka lagu Hormarinaayo Haweenka soomaliyeed si gaar ah kuwa Jubbaland.
Daah-furka Barnaamijkaan ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Haweenka Jubbaland iyo qaar kamid ah Haweenka magaalada kismaayo.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yususf