Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan dowlada Fadaralaka Soomaaliya ayaa ka qeyb-galay Bandhigga Caafimaadka iyo Ganacsiga oo sanadkii 2aad ka furmay magaalada Muqdisho.
Ridwaan yuusuf maxamuud agaasimaha guud ee bandhig carwadeedka caafimaadka iyo ganacsiga soomaaliyaa ayaa ka hadlay waxa sanadkan uga duwan yahay sandkii hore.
Wasiir ku xigeenka wasaarada Caafimaadka Dr-Mohamed Hassan mohamed iyo gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyada gobolka banaadir ciise maxamuud guure ayaa sheegay in hormar laga sameyey adeegyada caafimaadka iyo ganacsiga.
Warkan waxaa faah faahianaya: Abdulahi Abdulkadir Nor