Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wafdi ka socda xafiiska Reysuwasaaraha Dalka oo uu hogaaminayo mareeyaha sanduuqa nabadda Abdirahman Hassan Jimcale iyo wasiiro ka tirsan Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa tagay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug
Waxaana ay u kuurgaleen baahiyaha waxbarashada iyo caafimaadka ee ka jirta degmada Xarardheere.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali