Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulanka lagu dhiirigelinayay arrimaha haweenka oo ay soo qabanqaabiyeen qaar ka mid ah haweenka ku jira labada gole baarlamanka DFS ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb,
Kulanka waxaa ka qeybgalay ururada Bulshada Rayidka ah ee Galmudug, Haweenka magaalada Dhuusamareeb iyo odoyaasha dhaqanka waxaana looga dooday sida taageeri karo haweenka Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedineysa=Hamdi Diriye Ali