Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda kaluumeysiga iyo kheyraadka bada Dowladda Galmudug ayaa magaaladda dhuusamareeb ku qabatay shirka asbuuca kaluumeysiga oo si guud looga daahfuray dalka oo dhan.
Wasiir kuxigeenka wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka bada Galmudug Cabdidaahir xuseen cali oo kahadlay furitaanka Kulanka ayaa cidkasta oo gacan kagaystay qabsoomida Kulanka uga Mahad celiyay isagoona sheegay in loobaahan yahy in laga faa.iiidaysto kheyraadka bada dhex yaala
Warkan waxaa soo jeedinaya:Libaan Mohamed Abdi