Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada maamulka Jubbaland ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka degmada luuq ee Gobalka Gedo.
Xildhibaanada ayaa wax lagu xumaado ka tilmaamay in xiligaan dagaal salka ku haayo anooyin qabiil oo ka dhaco degmada Luuq ee gobolka Gedo ee maamulka Jubbalan.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf