Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dowlada Faderaalka Soomaaliya iyo Maamulka Shirkada Hormuud ayey ka codsadeen in ay shaqo abuur u sameeyaan qaar ka mida dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool magaalada muqdisho oo warbaahinta lahadlay.
Waxa ay shegeen in ay leyihiin aqoon ay ku shaqeystaan balse ay u baahan yihiin cid ka faa’ideysata aqoontada siyey ayana uga helaan shaqo ay noloshooda iyo tan qoysaskoodaba ku mareeyaan.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor