Haweenka ku nool gobolka Mudug oo soo dhaweeyey xalka laga gaaray colaadii Galbeedka Gobalka Mudug

0
160

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ururada Haweenka ee degmada Galkacyo ayaa tageeray heshiiska hordhaca ah ee laga gaaray colaadi dhawaan ka dhacday degaano dhaca galbeedka gobolka Mudug.
Haweenka Gaalkacyo ayaa maamulada Galmudug iyo Puntland ku bogaadiyey doorka ay ka qateen in ciidamada maleeshiyo beleedka la kala qaado degaanadi dhibku ka dhaceyna ciidamo iskudhafa lageeyo.

 

Warkan waxaa faah faahinaya:Abdulaahi Abdulkhadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here