Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa madaxda dowlada faderaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ugu baaqay iney ka shaqeeyan dhismaha garsoor madaxbanaan.
Dhanka kale madaxweyne Ahmed Madoobe ayaa ka codsaday in arimaha siyaasada laga dhexsaaro Cadaalada.
Warkan waxaa faah faahinaya:Abdulahi Abdulkhadir Nor