Dowlada soomaaliya oo sheegtay iney xooga sareyso Hormarinta garsoorka dalka.

0
80

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka wasaarada Cadaalada XFS mudane Xasan Macalin ayaa sheegay in dowlada soomaaliya dadaal xoogan ugu jirto horumarinta garsoorka dalka waxaana uu ugu baaqay wasaaradaha cadaalada ee dowlad goboleedyada iney dhankooda xooga saraan dhismaha garsoor tayeysan.

Warkan waxaa faah faahinaya: AbdulahiAbdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here