Wasiirka Beeraha Galmudug oo dowlada soomaaliya ugu baaqay in la joojiyo dalagyada laga keenayo dibadda.

0
121

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmednuur Xaaji ayaa dowlada soomaaliya ka codsaday in dowladu dalka ka joojiso dalagyada dalka dibadiisa laga keenayo kaas oo uu sheegay wasiirku in uu caqababad ku yahay wax soo saarka beeraleyda soomaaliyeed.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdulahi Abdulkhadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here