Shir looga hadlayay qorshaha la qabsiga Isbedelka Cimilada oo lagu qabtay Baydhabo.

0
79

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirkan oo looga hadlayay Ansixinaayay qorshaha laqabsiga isbedelka cimilada ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KG kaas oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay

Shirka ayaa waxa furay wasiirka wasaarada deegaanka & isbedelka cilimada maamulka koofur galbeed Somalia Mudane Diini Abdinur xaaji waxaana goobjoog ahaa Xubno ka socdey Wasaaradaha Dowlada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada.

 

Warkan waxaa soo Jeedineysa:Sadio Abdulkhadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here