Maamulka deegaanka Xananlay oo hoostaga Dhuusamareeb oo codsaday in lagala qayn qaato ballaarina schoolka.

0
38

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-deegaanka Xananlay waxa uu kamid yahay deegaanada dhawaan ay kahana qaaday qaxbarashada maadiga ah iyadoo dadka deegaanka ay halkaas si isxilqaana uga hirgaliyeen kana kooban qol oo aan kufilnayn caruurta wax kubarta.Gudoomiyaha deegaanka Xananlay Macalin Cabdullaahi Maxamed Xasan oo lahdlay Radio Daar-Dheer ayaa sheegay in loo baahanyahay inagala qaybqaato dib ubalaarinta schoolka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here