Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Galmudug iyo Agaasimaha arimaha Bulshada Dowladda Hoose ayaa kulan heerkiisu sareeyo oo looga hadlayay sidii loo dardar gelin lahaa Barnaamijka xalka waara ee dib u dejinta barakacayaasha Aqalka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo kula qaatay saraakiil ka socday hay,adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi