Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminaayo qeybna ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush iyo masuuliyiin ka socday Hay’addaha Gargaarka gaaray magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool.
Wafdiga Guddoomiyaha ayaa kormeer ku tageen xarumaha ay degganyihiin dadka barakacyaasha ah ee is-beddelka cimilada saameynta ka soo gaartay kuwaas oo haatan xaalad aad u adag wajahaya.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hmadi Dire Ali